← Ku noqo

Sharciga Asturnaanta (Privacy Policy)

Cusbooneysiintii ugu dambeysay: 8 May 2026

1. Hordhac (Somali)

DARYEEL waa app caafimaad oo kaa caawiya inaad si online ah uga gooso kaadhka cusbitaallada magaalada Burco. Waxaan ixtiraamnaa asturnaantaada oo kaliya waxaan uruurinnaa xog loogu baahan yahay adeegga.

2. Xogta aan ururinno

  • Magaca buuxa
  • Lambarka taleefanka
  • Da'da iyo jinsiga
  • Cusbitaalka aad doorato iyo nooca kaadhka
  • Xogta lacag-bixinta (Zaad / E-Dahab) — lama kaydiyo password-kaaga

3. Sida loo isticmaalo xogta

Xogta waxaa loo isticmaalaa oo keliya in lagu diyaariyo kaadhkaaga caafimaad, lagula soo xidhiidho waqtiga ballanta, iyo in laguu ogolaado gelitaanka cusbitaalka.

4. La wadaagista xogta

Xogtaada lama iibiyo, lamana siiyo cid saddexaad. Waxaa kaliya la siiyaa cusbitaalka aad doorato si uu kuu adeego.

5. Ammaanka

Waxaan adeegsannaa habab ammaan ah si aan u ilaalino xogtaada. Lacag-bixinta waxaa lagu maamulaa Zaad iyo E-Dahab oo si toos ah.

6. Xidhiidh (Contact)

Wixii su'aalo ah ee ku saabsan asturnaanta, nala soo xidhiidh:
Nasiima Technology - support@nasiima.tech


Privacy Policy (English)

DARYEEL is a healthcare app that lets users book hospital cards online for hospitals in Burco, Somaliland. We respect your privacy and only collect data necessary to deliver the service.

Data we collect

  • Full name, phone number, age, gender
  • Selected hospital and card type
  • Payment method (Zaad / E-Dahab) — passwords are never stored

How we use it

Solely to prepare your hospital card, contact you about the appointment, and grant entry at the hospital.

Sharing

We do not sell or share your data with third parties, except the hospital you book with.

Contact

Nasiima Technology — support@nasiima.tech